ElDemocrata

España en español es para cualquier persona que viva en España, visite España o cualquier persona interesada en las últimas noticias, eventos y deportes en España. Descubra más ahora.

Waa tee kooxda sugeysa en uu Ronaldo kusoo biiro ka hor dhammaadka Sanadkan?

sierra zigachada, imágenes falsas

Kooxda ka dhisan dalka Sucuudiga ee Al-Nasar ayaa ku rajo weyn in uu kusoo biiro weeraryahanka 37-ka ah ee u dhashay Bortuqiiska Cristiano Ronaldo ka hor Damadka Sanadkan.

Haddii Ronaldo uu ku biiro kooxdaas wuxuu la saeexaan karaa heshiis laba iyo bar sana ah kaasoo qiimahiisu uu kici karo £ 174m lacagta giniga ah- (Marca – en español)

Weeraryahanka reer Brasil iyo kooxda Arsenal Gabriel Martinelli oo 21 jir ah aayaa lagu wadaa in kooxdiisa uu la galo heshiis uu toddobaadkii ku qaadanayo £200,000 gini- (Correo).